HAGUE (Aftahannews)- Maanta oo Salaasa ah waxaa mar kale dib uga billaabanaya maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ ee magaalada The Hague ee dalka Netherlands dhagaysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya.
Dawladda Kenya ayaan iyadu qeyb ka aheyn dhageysigii shalay dhacay.
Haddaba hoos ka dhagayso waxa maanta la filayo iyo guud ahaan sida uu xaalku noqon karo.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.