Maxaa maanta laga filayaa Dhageysiga Dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya?

Filed under: Wararka |

Maanta oo Salaasa ah waxaa mar kale dib uga billaabanaya maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ ee magaalada The Hague ee dalka Netherlands dhagaysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Dawladda Kenya ayaan iyadu qeyb ka aheyn dhageysigii shalay dhacay.

Haddaba hoos ka dhagayso waxa maanta la filayo iyo guud ahaan sida uu xaalku noqon karo.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.

You must be logged in to post a comment Login