Dhismaha dekedda cusub ee Berbera oo la dhameeyey 95%

Mas’uuliyiinta dekeda Berbera ayaa sheegay inay dhamaatay dekedda cusub 95% iyadoo maantana qalab cusub oo lagu xidhayo dekedda uu soo gaadhay Berbera.

Hoos ka dhagayso faah-faahinta warka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.