Burco (Aftahannews)- Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo saaray liiska Murrashaxiinta xisbigaasi ee gobolka Togdheer, gaar ahaan murrashaxiinta golaha wakiillada iyo Golaha Deegaanka.
hoos ka akhriso Magacyada Murrashaxiinta
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.