Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo kala Diray Shaqaalaha Kaadh-qaybinta Gobolka Sool

Sool(Aftahannews) – Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa kala diray Arabia, Gaadiidka iyo Shaqaalaha ka howlgalaya qaybinta Kaadhka Codaynta ee gobolka Sool oo berrie Khamiista laga bilaabayo Sool iyo gobollada Saaxil iyo Sanaag. 

Haddaba, Warkaas oo faahfaahsan Hoos ka daawo muuqaalkiisa:-

 

Aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Sool/Somaliland