Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray magaalada Muqdisho

Mugdisho(Aftahannews)-Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya shirka uu ku baaqay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee looga hadlayo arrimaha doorashooyinka.

Sidoo kale saacadaha soo socda ayaa la filayaa in uu soo gaaro Muqdisho madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi iyo guud ahaan madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada ee hadda ku sugaan magaalada Muqdisho,

          Hoos ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.