Maamulka Gobolka Sanaag oo ka hadlay Xaalada Caafimaad ee Ceel-afweyn

Ceel-afweyn (Aftahannews)- Guddoomiyaha gobolka Sanaag oo ay weheliyaan masuuliyiinta degmada Ceel-afweyn iyo saraakiisha ciidamada oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Ceel-afweyn ayaa waxa ay ka hadleen xaalada guud ee magaalada Ceel-afweyn ee dhinaca Caafimaadka, Biyaha iyo qodobo kale.

Hoos ka daawo muuqaalka