Wacyigelinta Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysa Somaliland

Hargeysa (aftahannews):- Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysa Somaliland, ayaa bilawday Tallaalka Sambabka Riyaha iyo Dawaynta Xoolaha.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka wacyigelinta Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysa Jamhuuriyadda Somaliland:-