Somaliland: Ururka SOLJA oo digniin u diray Suxufiyiinta

Filed under: Wararka |

Hargeysa (Aftahannews)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa uga digay suxufiyiinta ka hawlgala dalka in ay soo gudbiyaan warar aan ku salaysnayn xaqiiqda.

Sidoo kale, Ururku, wuxuu suxufiyiinta ku booriyay in ay ka fogaadaan wararka iyo dhacdooyinka la xidhiidha arrimaha Ciidanka ee aannay xaqiiqdoodu sugnayn.

War-saxaafaeed kasoo baxay Xafiiska Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Ururka SOLJA, Sakariya Axmed Muxumed, ayaa u dhignaa sidan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.

You must be logged in to post a comment Login