Muqdisho (Aftahannews)- Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan lagu soo bandhigay xogta ciidamadii Soomaaliya ee dowladda federaalka ay gaysay dalka Eritrea, kuwaas oo hadal hayn iyo dood badan ka dhex abuuray bulshada Soomaalida.
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu la hadlay ilo-wareedyo badan oo kala duwan, si uu u helo xogta rasmiga ah ee sida ciidankan lagu geeyey Eritrea iyo xaaladdooda iminka.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Muqdisho/Soomaaliya.