C/Kariin A. Mooge oo Ka Sheekeeyey Caqabado uu Kala Kulmay Hankiisa & La-dagaallanka Qabyaaladda

Hargeysa(Aftahannews):- Cabdikariin Axmed Mooge oo u sharraxan golaha deegaanka ee magaalada Hargeysa, ayaa ka sheekeeyey Caqabado kala duwan oo uu sheegay inuu la kulmay intuu mawjadda musharraxnimada ku jiray iyo intii uu Ururka Qabyaalad-diidka hoggaaminayey.

Musharrax Cabdikariin Axmed Mooge waxa uu arrimahaas kaga warramay hadal uu ka jeediyey Xaflad xalay uu Suugaantiisa ku soo bandhigay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo lagu qabtay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Haddaba, Cabdikariin Axmed Mooge Khudbaddiisa oo dhammaystiran, kuna koobayo xaaladaha jira iyo Caqabadaha kala duwan ee uu la kulmay, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.