Ciidammada Sucuudiga oo soo ridday Diyaarad Drone ah

Diyaarad Drones-ka ee Sucuudiga soo riday
Diyaarad Drones-ka ee Sucuudiga soo riday

Sanca (Aftahannews)- Milatariga Sacuudiga ayaa sheegay inay burburiyeen diyaarada nooca Dronke ah oo hawada Sacuudiga soo gashayoo ay leeyihiin Xuutiyiinta Yemen.

Waa amrkii shanaad oo laba maalmood gudahood dhacda. Axaddii lasoo dhaafay ayuu Maraykanka ka codsaday Xuutiyiinta inay joojiyaan weerarada noocan oo kale ah.

Diyaarad Drones-ka ee Sucuudiga soo riday
Diyaarad Drones-ka ee Sucuudiga soo riday

Madaxweyne Joe Bidena waxuu sheegay inuu doonayo in la dhameeyo colaada dalka Yemen ka taagan.

Maraykanka ayaa sheegay inaanu Sacuudiga ka iibin doonin hub loo isticmaalo dagaalka dalka Yemen.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.