Waraysi xiiso badan oo lala yeeshay Madaweyne Biixi

Madaxweyne Biixi

Hargeysa (Aftahannews)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo BBC-du la yeelatay waraysi xiiso badan ayaa mar uu shaqsiyaddiisa qof ahaaneed sharraxayay waxa uu isku tilmaamay inuu yahay “MACAAN IYO QADHAADH ISKU JIRA”.

Waraysigan waxa uu madaxweynaha Somaliland ku faaqidayaa dhaqankiisa, taariikhdiisii hore iyo nolol-maalmeedkiisa qofeed sida uu u maareeyo.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.