Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo ku taliyey in Siyaasad ahaan la mideeyo Xisbiyadda UCID iyo WADDANI

SULDAAN MAXAMED SULDAAN CABDIQAADIR
SULDAANKA GUUD EE SOMALILAND SULDAAN MAXAMED SULDAAN CABDIQAADIR

 

Hargeysa (Aftahannews)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa talo dhaxal gal ah u soo jeediyay Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ee Ucid iyo Waddani.

 

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ku taliyay in Ucid iyo Waddani la mideeyo.

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.