Hargeysa (Aftahannews)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa talo dhaxal gal ah u soo jeediyay Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ee Ucid iyo Waddani.
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ku taliyay in Ucid iyo Waddani la mideeyo.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.