Golaha Guurtida Somaliland oo aqbalay codsigii madaxwaynaha iyo asxabta mucaridka

XILDHIBAANNADA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND OO MUDDO-KORDHIN SAMEEYEY.jpg
XILDHIBAANNADA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND OO MUDDO-KORDHIN SAMEEYEY.jpg

Hargeysa (Aftahannews)- Golaha guurtida ee Somaliland oo saaka kulan labad yeeshay ayaa aqbalay codsigi madaxwayne Biixi iyo asxabta mucaridka ee aha in ay gudida doorashoyinka ku waa faqan wakhtiga ay doorashooyinka isku sidkan ee golayasha Deeganka iyo Wakiiladu ka qabsomayan Somaliland oo ay hore gudida doorashoyinku ugu mudeeyen 31 bisha May 2021.

Golaha guurtida Somaliland ayaa kal fadhi labaad oo ay maanta yeeshen ku mudeeyey xilaga ay doorashoyinka golayasha Deeganka iyo Wakiiladu ka qabsoomayan guudahanba Somaliland, kaasi oo uu goluhu ku waafaqay gudida doorashoyinka xiligii ay hore ugu mudeeyen in ay dhacdo doorashadu oo ah 31 May 2021.

Go’aan kan ay golaha Guurtidu maanta soo saaren ayaa ka dhigan in uu goluhu aqbalay codsigi uga yimid madaxwaynaha Somaliland iyo asxabta mucaaridka ee ahaa in golaha Guurtida oo doorashoyinkan hore dib ugu dhigay mudo laba sano ah ay hore u soo dhigan mudada ay doorashoyinku qabsoomayan isla markaana ay gudida doorashada ku waa faqan mudada ay u cayimeen in ay doorashadu dhacdo.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.