Xudur (Aftahannews) — Xubno ka tirsan ururka al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday deeggaano ka tirsan gobolka Bakool.
Dhinaca kale, maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ayaa qaraxyo la beegsaday kolonyo baabuur oo ay wateen ciidamada Ethiopia oo marayay waddada xidhiidhisa degmada Ceelbarde iyo magaalada Xudur.
Hoos ka dhagayso faah-fahinta warka
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Muqdisho/Soomaaliya.