Xildhibaanad Xamsa sh Xuseen Katirsan BFS Oo Eedaysay Axmed Madobaha JBL

Axmed Madoobe iyo Dani waa Sida caruur Caasi Kunoqotay Walidkood

Xildhibaanad xamsa sh Xuseen
Oo ka mid ah Barlamaanka DFS Oo Waraysi Dheer ay ku bixisay in Degaan Doorashdeeda ay ka jirto Khilaf Xoogan Suuragala aysan ahayn in Doorasho lagu galo Kismaayo maada oo Jubaland oo ka arimiyo Maamul kaligii Dalis Ah Oo Aan isba Lagu dooran Xalaal Sida ay Sheegtay.
Danka kale Waxa ay dul_istaagtay dib udhaca Doorashada Oo ay ku eedeysay Maamulada Jubaland iyo puntiland ay shuruud Ka dhigeen Ciidamada Qaranka Ee jooga Gado in Laga Soo saaro
Kama duwana ku wa jooga Gobolada kale Ee Somalia waxayna ku boorisay Dawlada Somaliya Sida ay umaaraysay Gobolkaa Oo Ah Gobolka ay dhibaatayso Ciidamada Kenya iyo ku Axmed Madoobe
Waxa ayna ku baaqaday in Doorashada lagu qabto Gedo Xildhibaanad xamsa.

Ugu Dambayn Waxa ay Soo jeedisay Baaqyo ku kala Socda Dawlada dhexe iyo Beesha Caalamka
1. waxaan ugu baqayaa Qaramada midoobay Inay Ogadaan in Dhamaan odayaal Dhaqameedkii Jubaland ay joogaan Muqdisho fakadna Ay ugu qoranyihiin Axmed Madoobe
Siday markaa Doorasho ay ugu qaban karaan dhaqanku Kismaayo Waxa aad ilaalisaan waxaa Xuquuqda adamiga Suuragal matahay in dhaqankii Uu naftooda ugala Soo baxsaday ku laaban karaan Kismaayo Dhaqanka oo ka kooban dhamaan Beelaha wada Daga Jubaland tan kale Aniga ka Xildhibaanad Xamasa ahaan waxaa la iga Soo doortaa Gobolka Jubada dhexe Waxa Maamula Alshbaab
Waxa aan leehah waa in arintaa ay aad ula socdaan daneeyaasha Somalia.

2 .Dawlada Fadaraalaka Somaliya Dadaaladan ay ku bixisay waala ogaa hirgalinta Doorasho loo dhanyahay Taana Waxa Carqalad ku noqday Axmed Madoobe Dawlada Somalia waxaan Usoo jeedinayaa in ay Doorashada qabto Cidnana Aan loo joojin si ayna Dawladu uraacin edayn ah in Doorasho ayna Rabin Inay dhacdo
Waxaana ku boorinayaa Xukuumada Inay ka dhabayso baaqii Ahaa in dalku Doorasho udhaqaaqay
Arinta Qoondada Dumarkana waa inay Dawladu ay masuuliyad iska saartaa
Waa Xildhibaanad Xamasa Shekh Xuseen Oo ka mid ah Golaha Shacbka Somaliya Deegan Doorashada Dunawa tahay Jubalnad .