Muhaajiriin laga soo badbaadiyay xeebaha Liibiya

Muhaajiriin laga soo badbaadiyay xeebaha Liibiya
Muhaajiriin laga soo badbaadiyay xeebaha Liibiya

Tripoli (Aftahannews)- Waxaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay xeebaha Liibiya laga soo badbaadiyay in ka badan 350 qof oo muhaajiriin ah, sida ay sheegtay Hay’adda gargaarka, SOS Mediterranee.

Waxay ha’yadda sheegtay in ku dhawaad tirada dadkaas ay kala badh yihiin carruur, kuwaasi oo aan badankood dad la socon, afar carruur oo aad u yar yarna ay ku jiraan.

Muhaajiriin laga soo badbaadiyay xeebaha Liibiya
Muhaajiriin laga soo badbaadiyay xeebaha Liibiya

Dadkan ayaa la sheegay in laga soo badbadiyay afar doomood oo ku qalibmay meel 50-kilomitir u jirta xeebta Liibiya.

Intooda badan muhaajiriintan waxay ka kala yimaadeen waddamada Guinea, Suudaan iyo Sierra Leone.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.