Hargeysa (Aftahan) – Laba Doonyood oo ku kuwa Kalluumaysiga ah, ayaa ku degay meelo kala duwan oo Xeebaha Somaliland ah.
Sidaana waxa Warbaahinta u sheegay Kalluumaystada, kuwaasi oo tilmaamay inay muddo ku qaadatay inay Doonyahaasi degay ay soo samato-bixiyaan.
Warkaasi Oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo:-
Aftahannews.com/Hargeisa Office