Mujaahid Cabdi Ismaaciil oo eedaymo u jeediyay Madaxweyne Biixi iyo Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar

Hargeysa (Aftahannews)- Mujaahid Cabdi Ismaaciil Maxamuud oo ka mid ahaa dhalinyaradii UFO ee taliskii Siyaad Bare dilka ku xukumay, ayaa waxaa uu eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

Sidoo kale, mujaahid Cabdi Ismaaciil ayaa dhaliilo u jeediyay Maamulaha Shirkada Daabacaada ee Sagal Jet Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar.