Soomaaliya: Midowga Musharraxiinta Oo Digniin Soo Saaray

Muqdisho (Aftahan) – Midowga musharixiinta Madaxweynenimo ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay heshiis dhanka shidaal baadhista iyo qodista ay dowladda Soomaliya la galeyso shirkado ajanabi ah.

War qoraal ah oo ay soo saareen Maanta mushariixntan ayay ku sheegeen in hannanaka loo marayo arrintan aanay sax ahayn, gaar ahaana xilligan oo ay dalka ku soo fool leedahay doorasho.

Halkan Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka ay Maanta soo saareen Midowga Musharraxiintu.

 

 

Aftahannews.com/Hargeisa Office