Siyaasi Faarax Macalin oo eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti

Filed under: Wararka |

Nairobi (Aftahannews) — Siyaasiga Faarax Macallin oo mar soo noqdey Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka ee dalka Kenya ayaa eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Faarax Macallin, ayaa ku tilmaamay Madaxweynaha Jabuuti mid ”qoonsanaya soo noqoshada Soomaaliya.”

Sidoo kale, Siyaasi Faarax Macallin ayaa waxaa uu nasiib daro aad u weyn uu ku tilmaamay in Madaxweyne Geelle uu Jabuuti u rogay dal qoys.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.

You must be logged in to post a comment Login