Madaxweyne Geelle oo sheegay inuu mar kale is-sharixi doono

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaciyey inuu ka qayb geli doono dooarshada madaxtinnio ee dalkaasi ka dhacaysa bisha April ee 2021.

Madaxweyne Geella ayaa markii ugu horreysay xilka loo doortay 9-kii April 1999-kii, waxaana uu kursiga ku fadhiyaa in ka badan 20 sano.

Hoos ka dhagayso warka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.