Guddida Qaban-qaabada Shirwaynaha 7aad ee SOLJA oo ka hadley Xilliga Shirka iyo Shuruudaha

Hargeysa (Aftahannews)- Guddiga qaban-qaabada Shirweynaha 7aad Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA oo maanta warbaahinta la hadley,  ayaa shaaciyey wakhtiga uu qabsoomayo shirweynaha ururka iyo Shuruudaha laga rabo xubnaha doonaya inay Hoggaanka Ururka u tartamaan.

Guddida qaban-qaabada Shirweynaha Solja, ayaa sidoo kale fariin u diray Murrashaxiinta u tartamaya Hoggaanka  SOLJA.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.