Daawo Muuqaalka Qodobbo laga soo saaray Shir ka socday Turkiga

Istanbul(Aftahannews):- Halkan ka daawo qodobbada shir caalami ah oo laba maalmood ka socday magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga, isla markaana uu ka qaybgalay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, kaasoo maanta la soo gebogabeeyey, isla markaana qodobbo kala duwan laga soo saaray.