Burco: Hooyo Afar Carruur ah oo ay dhashay gubtay

Breaking_news-5

Burco (Aftahannews) – Deegaan lagu magacaabo Naqdhabiijo oo ka tirsan gobolka Togdheer waxaa caawa ka dhacay fal aad looga naxay, kadib markii Hooyo ka mid aheyd dadka deegaankaas ay guriga ku gubtay afar caruur ah oo ay dhashay.

Laba kamid ah afartaas caruurta ah oo walaalo ahaa ayaa geeriyootay, halka labada kalena dhaawacooda loola cararay isbitaallada magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Burco/Somaliland.