Al-Shabaab oo la wareegtay deegaan ka tirsan gobolka Sanaag

AL-SHABAABTA PUNTLAND PHOTO GOOGLE

Ceerigaabo (Aftahannews)- Wararka ka imaanaya magaalada Ceerigaabo ayaa sheegaya in malayshiyo ka tirsan Ururka Al-shabab ay xalay la wareegeen gacan ku heynta Deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag.

Guddoomiyaha degmada Laasqoray ayaa VOA u sheegay in malayshiyada Al-Shabaab ay sidoo kale maalintii Khamiistii deegaankaasi ka ka kaxeysteen 7 qof oo la sheegay in ay ahaayeen kuwo ka ganacsada dahabka.

Hoos ka dhagayso warka