Hargeysa (Aftahannews) – Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dib u habaynta lagu sameeynayo taalada Diyaaradda ee magaalada Hargeysa.
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu sidoo kale arin qalada ku tilmaamay naqshada cusub ee xukuumadu u samaysay Diyaarada.
You must be logged in to post a comment Login