Murashax C/casiis Yaasiin oo lagu soo dhaweeyay magalada Hargeysa By ALI MMC - December 10, 2020 Hargeysa (Aftahannews)- Murashax C/casiis Yaasiin oo u sharaxan xildhibaanimada golaha Wakiilada Hargeysa ayaa waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa.