Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo dhaliilo u jeediyay Xukuumadda, Shacabkana ugu baaqay inay is-diiwaangaliyaan

GUDDOOMIYAHA XISBIGA WADDANI CABDIRAXMAAN MAXXAMED CABDILLAAHI (CIRRO) 2019
GUDDOOMIYAHA XISBIGA WADDANI CABDIRAXMAAN MAXXAMED CABDILLAAHI (CIRRO) 2019

Hargeysa (Aftahannews) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay Inay Isdiiwaangaliyaan si ay uga qaybqaataan doorashada fooda inagu soo haysa.

Maalinta barito ah ayaa la filayaa inay todoba degmo oo ka tirsan Sommaliland inay ka bilaabanto diiwaangalinta codbixiyeyaasha doorashada Somaliland ee Golayaasha Deegaanka iyo Baarlamaanka.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.