Munaasibad lagu Shaaciyey Musharraxnimada Maxamed Maarshaal oo Hargeysa lagu Qabtay

GUDDOOMIYE CIRRO IYO MUSHARRAXNIMADA MAARSHAAL 2020.jpg
GUDDOOMIYE CIRRO IYO MUSHARRAXNIMADA MAARSHAAL 2020.jpg

Hargeysa(Aftahahnnews):- Munaasibad lagu shaaciyay Murrashaxa Maxamed Cabdikariim Cumar (Maarshaal) oo u gobolka Maroodi-jeex uga sharraxan doorashada golaha wakiillada Somaliland, ayaa Khamiistii maanta lagu qabtay Magaalada Hargaysa, waxaana munaasibaddaas ka qaybgalay Madax-dhaqameed, Madaxda Xisbiga Waddani, mudan iyo marti-sharaf kale.

GUDDOOMIYE CIRRO IYO MUSHARRAXNIMADA MAARSHAAL 2020.jpg
GUDDOOMIYE CIRRO IYO MUSHARRAXNIMADA MAARSHAAL 2020.jpg

Sidoo kale, waxaa munasibada goob joog ka ahaa hogaanka xisbiga wadani oo uu horkacayo gudoomiyae cabdiraxmaan Cirro oo ah xisbiga uu ka tartami doono danjire maxamed maarshaal.

Dhanka kale munaasibad shaacin murashaxnimada maxamed Cabdikariim ayaa laga jeediyay hadalo isugu jira soo dhawayn Iyo taageerada ay beeshiisu uhayso+ aqoonta iyo kartida lagu soo xushay masuulkan.

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka Munaasibaddaas iyo hadalladii laga jeediyey:-