Warbixin: Saddex Lamaane oo Aragga Naafo ka ah oo Aroos-wadareed cajiib ah ku dhigtey Hargeysa

Hargeysa (Aftahannews)- Waxaa habeenimadii xalay ahayd magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ka dhacay arooska sadex lamaane oo Araga Naafo ka ah.

Arooskan sadexda lamaane ee araga Naafada ka ah ayaa bulshada Somaliland aad ula dhaceen waxaanu noqday aroos aad u hadal hayso bulshadu.

Hadaba waxaanu halkan hoose idiinku soo gudbin doonaa warbixin ku saabsan arooska Lamaanaha Araga Naafada ka ah.