Liiska Kama-dambaysta ah ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo la Soo Saaray

Hargeysa(Aftahannews):- Hoggaanka xisbiga KULMIYE, waxa uu maanta (25/10/2020) si rasmi ah u baahiyey Liiska rasmiga ah ee Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee ka soo baxay Shirweynihii 4aad ee Xisbiga, kadib markii hubin iyo xaqiijin lagu sameeyey liiskii hore loo baahiyey.

Liiskan oo ka kooban xubnaha Golaha Dhexe ee ka yimaada Gobollada dalka, maayarrada iyo xildhibaannada xilka iyo doorashada kaga mid noqday Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE, waxa rasmi ahaan u saxeexay Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga Mudane, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere).

Haddaba, liiskan oo dhammaytiran waa kan halkan hoose ku lifaaqan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.