Raysal-wasaaraha Soomaaliya oo Magacaabay Golaha Xukuumaddiisa iyo Wasiirrada ku Cusub

XUKUUMADDA RAYSAL-WASAARE MAXAMED XUSEEN ROOBLE
XUKUUMADDA RAYSAL-WASAARE MAXAMED XUSEEN ROOBLE

Muqdisho(Aftahannews):- Ra’iisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa magacaabay Golaha Xukuumaddiisa, si waafaqsan qodobbada 97-aad iyo 100-aad ee Dastuurka Kumeel-gaadhka ah Soomaaliya.

XUKUUMADDA RAYSAL-WASAARE MAXAMED XUSEEN ROOBLE
XUKUUMADDA RAYSAL-WASAARE MAXAMED XUSEEN ROOBLE
RAYSAL-WASAARE ROOBLE OO KU DHAWAAQAY GOLAHA XUKUUMADDIISA 2020
RAYSAL-WASAARE ROOBLE OO KU DHAWAAQAY GOLAHA XUKUUMADDIISA 2020
XAFLADDA KU DHAWAAQISTA XUKUUMADDA RAYSAL-WASAARE ROOBLE 2020
XAFLADDA KU DHAWAAQISTA XUKUUMADDA RAYSAL-WASAARE ROOBLE 2020

Rai’iisul-wasaare Rooble oo dhismaha Golaha Xukuumadda la-tashiyo badan la sheegay inuu kala sameeyey Aqoonyahannada, Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada, ayaa magacaabay xukuumad ka kooban 27 Wasiir, 17 Wasiiru-dowle iyo 26 Wasiir ku xigeen. 

Xubnaha Wasiirrada, Wasiir Ku-xigeennada iyo Wasiiru-dowlayaasha Raysal-wasaare Rooble soo xulay oo intooda badani aanay ku cusbayn indhaha iyo dhegaha bulshada, balse ay u badan yihiin Golihii Xukuumaddii Raysal-wasaare Khayre ee Baarlamaanku riday, waxaa lagaga dhawaaqay xaflad caawa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, taas oo ay badi dadka la magacaabay iyo madaxda kale ee dowladduba ka qaybgaleen.

Magacyada Wasiirrada, Wasiiru-dowlayaasha iyo Wasiir ku-xigeennada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee caawa Raysal-wasaaruhu magacaabay, waxay u dhignaayeen sidan ka muuqata warqadaha magacaabista ee ka bogasho wacan:-

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.