Miisaanka Maansada Baraarug ee Abwaan Laabsaalax Hargeysa ku Soo Bandhigay

Hargeysa(AFNS):- Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), ayaa Maanso la baxday Baraarug oo ka hadlaysa xaalado xaqiiqda waafaqsan oo dalka iyo dadka Somaliland ku sugan yihiin iyo hal-abuur la’aanta siyaasadeed, dhaqaale, waxbarasho iyo sidoo kale wax soo-saar lagaga maarmi karo waxa laga soo dhoofiyo dibedaha.

Haddaba, Maansadaas oo uu magaalada Hargeysa ku soo bandhigay iyo sidoo kale habka uu u sharraxayba, waxaannu idiinku soo bandhigaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.