Xukuumadda Somaliland oo Amartay in Warbaahinta Qaranku si siman Wararka u baahiso

Hargeysa(Aftahanews)- Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradaasi Mudane Cabdinaasir Cumar Jaamac, ayaa soo saaray wareegto uu ku faray Warbaahinta Qaranka inay si siman oo dhexdhexaad ah u baahiyaan barnaamijyada iyo wararka ka dhaca dalka.

sidaasna waxa lagu sheegay qoraal uu maanta soo saaray ku-simaha Wasiirka Warfaafinta kaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Wakaaladda Wararka ee SOLNA, kaasi oo u dhignaa sidan:-