Wasiir Cabdillaahi Abokor Oo Ka Jawaabay Hadalkii Hoggaamiye Xirsi

Hargeysa, (Aftahannews)- Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Cabdillaahi Abokor ayaa ka jawaabay Hadal uu shalay ku duray Wasiirkii horre ee Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan. Islamarkaanna wuxuu Wasiir Cabdillaahi Abokor codsadday in isaga iyo Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan la galiyo Hanti-dhawre.