Tacsi ku socota qoyska uu ka baxay Marxuum Maxamed Axmed Ismaaciil

TACSI

INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN

Dhamaan dadka halkan hoose magacyadoodu ku qoran yihiin waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Maxamed Axmed Ismaaciil Samatar oo Habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada hargaysa isla Maanta Lagu Aasay Xabaalaha Boqol Jire ee magaalada Hargaysa.

Waxaan leenahay ilaahay Uga baryayaan In uu samir iimaan ka siiyo qoyskiisii iyo Qraabadii Uu ka baxay Marxuumku.

Waxaanu ilaahay uga baryayaynaa  marxuumka in Uu Ufududeeyo su,aasha Qabriga Janatul fardowsa  Aamin Yaa Allah.

Waxaanu Si Gaara Uga Tacsiyadaynaynaa Geerida “Marxuum Maxamed Cismaan Ismaaciil” Xaaji Axmed Cismaan Ismaacil (Bidhiq) Oo Ay Marxuumka Walaalo Ahaayeen Ilaahay Samir iyo Iimaan Dhamaanteen Haynaga Siiyo qoys.ehel  iyo guud ahaan Shacabka Uu ka Baxay Inaga Alle Haynaga Dhigo Kuwii ku Samra.

Aamin Aamin

HALKAN KA AKHRI MAGACYADA TACSIDA DIRAYA;

Muj Cali  Cabdiqaadir Muxumed

Cabdicasiis Cabdilaahi Caalin

Cabdifataax Cali Cabdilaahi

Maxamed  Xaaji  Mahdi (Iiraan)

Saleebaan Sheekh Maxamed Saleebaan(Madaxay)

Garyaqaan Xuseen Maxamuud Fadal

Garsoore Maxamuud Cabdirasaaq (Bidhiidh)

Cabdilaahi Xuseen Daa,uud (Dakhare)

Yuusuf Jaamac Xirsi(Agaasimaha Shabakada Wajaalenews)

Cismaan Xuseen Jibriil

Jawhar Cabdi Cali

Maxamed Ismaaciil

Cabdifataax Cali Cilmi(Buush)