Wasiir Maareeye oo soo jeediyay In Somaliland Lala Midoobo oo Madaxtooyada La Siiyo

Muqdisho (Aftahannews)- Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay in ay soo dhowaynayaan midnimo markale dhexmarta Somaliland iyo Soomaaliya.

Wasiir Maareeye oo waraysi lala yeeshay ayaa sheegay hadii ay Somaliland diyaar u tahay midnimadaas la siin doono kursiga madaxweynenimo iyo Ra’iisal wasaaraha.

Wuxuu sheegay in Somaliland 1960 kii caadifad ku timi hadana aanay caadifad dambe ku imanayn.

Hoos ka daawo muuqaalka waraysiga