Hargeysa(aftahannews):- Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganay, ayaa soo saaray wacyigelin la xidhiidha ka hor-tagga iyo yaraynta faafitaanka cudurka dunida sida xawliga ah ugu faafay ee covid-19.
Ka Daawo Muuqaalkan hoose wacyigelinta iyo talooyinka caafimaad ee jidheedh iyo maskaxeed-ba xambaarsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.