Tirada Dadka u Dhintay iyo inta uu Soo Ritay Cudurka Covid-19 oo Korodhay Dalka Soomaaliya

Filed under: Wararka |

Muqdisho(aftahannews):- Tirada Dadka uu soo ritay Cudurka Covid-19, ayaa kor u kacday Dalka Soomaaliya, waxaana sidoo kale kordhay Dadka xanuunkaas ugu dhintay Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Muqdisho, sida ay xaqiijisay Wasiirka Caafimaadku.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Drs Foosiya Abiikar Nuur, ayaa sheegtay in Tirada Dadka xanuunka laga helay marayso Soomaaliya 80 Ruux, halka ay dhimashadu gaadhay 5 Qof.

Warbixinta Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya caawa shaacisay oo faahfaahsan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Somalia.

You must be logged in to post a comment Login