“Dadka Badh halla Bireeyo, Qaarna ha Qadeeyaan lama odhan..” Siyaasi Ismaaciil oo Talooyin jeediyey

Hargeysa(aftahannews):- “Dadka Badhna Hala Bireeyo, qaarna Haku Qadeeyaan oo Tv-yada haka daawadaan Lama Odhan” – Siyaasi Ismaaciil Cabdi Caalin ayaa talooyin la xidhiidha ka-hortagga Coronavirus u jeediyey Shacabka Somaliland