“Qaddiyadda Somaliland Suldaan Ma Dillaali karo, Ka Xayndaabka Ka gudbana..” Xukuumadda Somaliland

Hargeysa(aftahannews):- Wasaaradda arrimaha dibedda ee Somaliland, ayaa shaacisay inay Maxkamad la tiigsanayso cid kasta oo Madax-dhaqameed ah oo iskudayda inay farogelin taban ku samayso siyaasadda iyo nidaamka wadahadalka Somaliland doonayso inay la gasho Soomaaliya.

Warkaas oo faahfaahsan oo Wasiirk ku-xigeenka arrimaha dibedda Somaliland si adag uga hadlayo arrintaas, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.