Xoghayaha Cusub ee golaha dhexe Xisbiga Ucid oo ka dareen celiyey xilka loo magacaabay

Gabiley (Aftahannews)- Muxiyadiin Cabdiraxmaan Cali Barkhad oo maanta uu gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid u magacaabay Xoghayaha cusub ee golaha dhexe xisbigaasi.

Xogahayaha cusub oo ah nin dhalinyaro ah ayaa waxaa uu ahaa siyaasi in mudo ah ku soo dhex jiray xisbigaasi Ucid.

Hadaba Muxiyadiin Cabdiraxmaan Cali oo ku sugan magaalada Gabiley ayaa ka dareen celiyay xilka xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga Ucid ee uu u magacaabay guddoomiyaha xisbigaasi Faysal Cali Waraabe.

Hoos ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.