Garashada dhibtiisiyo
Dhaawaciisa weeyaan
Dhalanteed beentiyo
Dhaymahiisa weeyaan……..
Allaah ha u naxariistee Abwaan Gaarriye.
Tixdan yar waxaan kusoo qaatay kuna soo xasuustay agaasinka guud ee wasaarada duulista hankiisuba maamuli kari layahay 100 ruux oo shaqaalaha wasaarada ee hadana faanka lasoo taagnaa inkasta oo moqdisho furaheedu yahay faan been inuu noqdo gudoomiyaha gobalka banaadir allah se umaba doorane waa ninka ay ka soo unkanto eexda qaraabo-kiilka musuqmasuqa xasad kuba.
Bal ka warrama nin masuul sheeganaya ee hadana ucadaalad sami la a shaqaalihii masaakiinta ah gunadoodii hunguraynayaa position ka ay kajoogaan ee doonayaa shaqaalahaa inuu la caaglaysto ama uu qof qaraabadiisa ku badalo ma odhan karnaa waa masuul shaqsiga caynadiisu noocaa tahay ee garashadiisu dhibtiisiyo dhawaciisu tahay?
Kollay waxaan soo wadaa maqaallo dhaadheer oo aan ku fatashayo kuna soo bandhigayo marxaladda guud ee Wasaaradda Dulmiga musuqmaasuqa iyo caddaalad-darrada baahsan ee ka jirta Wasaaradda dhawaana fisha inshaa allaah se waxaan kusoo gaba gabaynayaa tix kujirta.
Maansadii mandela ee abwaan gaariye
Mabda eenu waa isagoo mugdiyo madmadaw kujirin maanta iyo bariba
Malafsade hadhaco
Xalaal maal hajiro waa
Masee ha mudh baxo cadligu.
Wa billaahi tawfiiq
Siyaasi Maxamed Ismaaciil (Warfaa).
Qoraalkani kama turjumayo aragtida iyo badheedhaha Shabakadda aftahannews.com, balse waa mid ammaantiisa, dhalliishiisa iyo saamayn kasta oo uu leeyahay u gaar tahay Qoraaga magiciisu ku qoran yahay. keliya waxaannu u taagannahay dhiirrigelinta rayi is-weydaarsiga iyo aragti cabbirka bulshada iyo qorayaasha Soomaaliyeed meelkastoo ay joogaan, fikir kasta oo ay qabaan iyo si kastoo ay wax u dersayaan, toosinayana amma u saxayaan.