Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Hodan Cabdiraxmaan Dheere, ayaa soo saartay hees macaan oo Jacayl ah, isla markaana maslaxaad, gar-qaadasho, waano iyo wax-sheegmo dejin ah isugu jirta oo uu Curiyey Abwaan Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago).
Heestan oo Hal-ku-dheggeedu yahay; “Maba ihi Qof Dhiidhiya”, waxaa laxanka ku ladhay Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), halka uu Muusigeedana Tumay Muusiishanka gacanta macaan ee Axmed-weli Ibraahin Furinle (Ciil-tire).
Haddaba, Heestaan oo ay Fannaanadda Hodan Cabdiraxmaanna si macaan ugu luuqaysay, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Ka bogasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.