Somaliland Oo Ka Hadashay Bixinta Ruqsadaha Kalluumaysiga

Hargeysa (Aftahannews)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay sheegtay inay joojisay bixinta ruqsadaha kalluumaysiga.

Siddan waxa sheegay wasiirka Xannaanadda Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed oo maanta hortagay golaha wakiiladda.