Maayer Muraad oo Lammaaneyaasha Reer Burco ugu Baaqay Arrin Cajiib ah oo Ku Cusub Gobolka Togdheer

Burco(aftahannews):- Maayerka Burco Maxamed Yuusuf Muraad, ayaa Lammaane Kasta oo reer Burco ah oo is-mehersada ugu Baaqay inay hal geed ka beeraan Waddooyinka magaalada iyo weliba hareeraha Jidka laamayda ah ee isku xidha Burco iyo Yaroobe.

Maayer Muraad oo Khudbad ka jeediyey Xaflad lagu qabtay Burco, ayaa si ay dadku aad ugu qosleen uga hadlay arrintaas iyo Baaqiisa. Waxaanan warkiisa oo faahfaahsan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.