Dalal Islaam Ah Oo Coronavirus U Hakiyey Salaadii Jimcaha

Hargeysa, (Aftahanews)-Dalal badan oo islaam ah, ayaa maanta salaadii jimcaha u hakiyey cudurka Coronavirus oo dunnida fara-baas ku hayaa.